Deg Deg Gudoomiye Waaxeed Dagmada Hiliwa oo ladilay

    Warar goordhaw naga soo galay Dagmada Hiliwa  ayaa sheegaya in Dableey Hubeysan aydileen  gudoomiye waaxeed ka tirsan degmada hiliwa ee goblka banaadir .

    Gudoomiye Waaxeedka la dilay ayaa lagu magaacaaba  Nasra cali geesood sida ay dad goobjoogaal ee noo sheegay dablayda dilka geestay ay ku hubeesnayeen bastoolado.

    Marxuumad Nasra Ali Geesood ayaa ifka kaga tagtay lix caruur ah. Ciidamada Dowlada ayaa durbadiiba gaaray halka uu dilku ka dhacay iygoona baaritaano ka bilaabay halkaasi.

    Majirto cid sheegatay masuuliyada dilkaaasi balse waxa masuuliyada dilalka noocan oo kale ah.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here