Gudoomiye Omar Filish ayaa Xariga kajiray Xarunta Dagmada Howl wadaag oo Dib udhis lagu sameeyay

    Duqa Muqdisho Cumar Filish Ayaa Shacabka Muqdisho Si Gaar Ah Kuwa Degmada Howladaag Kula Dar Daarmay In Ay Ka Qayb Qaataan Dib Udhiska Dalka Islamarkaana Ay Ilaashadaan Bilicda Goobaha Ay Udhisayso Dowlada Somalia.

    Waxaa Uu Ugu Danbeyn Ku Amaanay Maamulka Degmada Howlwadaag Sida Ay Heegan Ugu Yihiin In Ay Ushaqeeyaan Shacabka Ku Dhaqan Degmadaasi.

    2 September ee sanadkii hore 2019 Ayaa Qarax Loo Adeegsaday Gaari Laga So Buuxiyay Waxyaabaha Qarxa Waxaa Lagu Bur Buriyay Xaruntan Waxaana Mas”uuliyada Weerarkaasi Sheegtay Alshabaab Duqa Muqdisho Ayaana Maanta Dhagax Dhigay Dib Udhis Lagu Samaynayo Xaruntaasi.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here