Gudoomiyaha Dagmada Qoryooleey oo ka hadlayay tacsida Talihii Dhaayoow.

    Gudoomiyaha Dagmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Siid Ali Ibraahim ayaa ka hadlay geerida ku timid Taliyihii Nabad Sugida Dagmada Qoryooleey,  marxuum Dhaayoow cusmaan xuseen oo dhawaan kooxda argagaxisada Alshabaab ay ku dileen gudaha Magalada Muqdisho,

    Gudoomiye Siid Ali ayaa yiri, Inaa Lilaahi Wa inaa ileeyhi Raayicuun , waxaay aheyd geeri xanuun badan oo saameen nagu yeelatay,  Taliye dhaayoow gacan ka xaq daran baa dishay,  wuxuu ahaa shaqsi howl kar ah oo qiimo badan leh una qidmeynaayay shacabka Soomaaliyeed, Taliye Dhaayoow howlihii uu qoryooleey u haayayna halkeedii ayaan kasii wadi doona  waxaan cadowga argagaxisada alshabaab usheegayaa nama niyad jabin doontaan shaqadaa umadeenana u haynana waan sii laba jibaareeyna,

    Dhanka kale kooxda alshabaab ayaa had iyo jeer ugaarsata dadka waxgalka u ah bulshada .

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here