Dag dag Iiraan oo gantaalo ku garaacday saldhiga ciidamada mareykanka ee ciraaq

    Warar hada soo baxay ayaa sheegayaa in gantaalo lagu garacay Saldhiga ciidamada Mareykanka ee ku leeyihiin duleedka baqdaad,

    Majiraan kooxo ama ururo sheegatay weerarkaas balse waxaa loomaleynayaa in ay fuliyeen Ciidamada Kacaanka Iiran,

    Saldhiga gantaalada lagu weeraray Waxaa lagu magacabaa al taaj wuxuu 85 waqooyi kaga beegan yahay caasimada baqdaad,

    Saldhigaas kaliya kuma jiraan ciidamo Maraykan ee waxaa ay xarun utahay dhamaan Ciidamada reer galbeedka.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here