Madaxweyne saciid abdullahi dani oo xariga ka jaray xarumo cusub

    Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Abdullahi Dani ayaa maanta Xariga kawaran Isbitaal Ayaan iyo Xarunta Haamaha Shidaalka ee ocean petroleum oo labadoodu laga hirgaliyay Gudaha Magalada Boosaaso ,

    Madaxweyne Dani ayaa amaan iyo bogaadin usoo jeediyay dadkii kashaqeeyay dhismaha xarumahaan oo muhiim u eh shacabka ku dhaqan Boosaaso iyo Puntland,

    Ugu danbey Madaxweyne Dani ayaa kormeeray xabsiga dhexe ee magalada Boosaaso taas oo ay ku jiraan maxaabiis faro badan

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here