Ciidanka Booliska soomaaliyeed oo qaadanayo ciidan cusub

    Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Soomaaliyeed soo saaray maanta warqad wargalin ah taaso lagu ogeysiinayo dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee dhameesatay dugsiyada Sare Dalka inuu bilaawday isqorista qofkii daneenayo inuu ka mid noqdo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,

    Sido kale waxaa ka mid ah sharuudaha  qaadashay ardayda in aan la siin doonin wax darajo ciidan oo ay noqon doonaan Dable ,

    Kal hore Dowladii kacaanka aheyd markii arday dugsi sare ciidanimo looqaadan jiray Sargaal Xigeen , tasso la oran jiray layli sarkaal,

    Lama yaqaano qorsha ciidanka Booliska ayka damacsan yihiin dhalinyarada wax baratay ayagoo heli kara kuwa aan wax baran oo noqon kara Dable.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here