Xildhibaanada Galmudug ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay gudiga doorashooyinka Madaxweynaha

    Golaha Shacabka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta ka dooday Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka ,

    Dood dheer oo ay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayka yeesheen Gudiga kadib waxaa cod loo qaaday meelmarin Guriga Doorashooyinka, Waxaana lagu ansixiyay si aqlabiyad leh.

    Halkaan ka aqriso liiska Gudiga Doorashooyinka .

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here