Warmurtiyeed ay si wadajir uso saareen Puntland iyo Jubaland ku diideen sharciga batroolka

    Shirkan oo ahaa mid Iskaashi ah ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan, waxaana kamid ahaa iskaashiga labada dhinac ee arrimaha amniga, ganacsiga iyo horumarka guud ee labada Maamul.

    Sidoo kale Shirkan ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Siyaasadda dalka, sida Doorashooyinka dalka la filayo inay ka dhacaan sanadkan 2020/2021 iyo  dib u eegista Dastuurka dalka, waxaana ka qeyb galay xubno  ka tirsan Maamulada Jubbaland iyo Puntland.

    Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban 16 qodob oo ay isku raaceen maamulada Jubbaland iyo Puntland, isla markaana ay uga hadleen Arrimo dhowr ah.

    Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka.

      

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here