Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo saaray Dirgeeto cusub

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabaeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii qaaday Wasiiru-dowlihii  Kallumiyesiga Kheyraadka iyo bada Hirshabeelle, iyadoo mid Cusub la Magacaabay.

     

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Wasiiru-dowlaha Kallumiyesiga Kheyraadka iyo bada Shabeelle loogu nagacaabay Axmed Cabdi Cali, kaasi oo bedelaya Mas’uulkii ee xilkaas haayay.

    Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here