Dowlada Puntland oo albaabada isugu dhufatay Xafiiska Gudiga Doorashooyinka Madaxbanaan ee Qaranka Magalada Garoowe

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlada  Puntland wareegto uu maanta  soo saaray ayuu  albaabada isugu dhuftay xafiisyada Gudiga Doorashooyinka Madaxbanaan ee Qaranka kasoo hore uga furanaay qeybo ka mid ah  Gobolada  Puntland ,

    Waxaa korodhay xiisada ka dhaxeeyso Dowlad goboleedyada & Dowlada Fadaraalka taaso saldhig u ah arrimaha  Doorashooyinka qaranka  2021,

    Lama oga halka uu ku danbeyn doono qilaafka labada dhinac , balse dadaalo ay sameeyen beesha caalamka si la isugu keeno labada dhinac ayaan guuleysan ,

    Halkaan ka aqriso Wareegtada kasoo baxday Wasiirka.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here