Madaxweyne Farmaajo oo qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Xoghayaha Guud ee IGAD

    Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay Xoghayeha cusub ee IGAD xilkan dhawaan loo igmaday, waxa uuna u rajeeyey in uu ka miro-dhaliya qorsheyaasha heer gobol ee kor u qaadista iskaashiga, nabadda iyo horumarka dalal ku mideysan IGAD oo Soomaaliya ay ka mid tahay bud-dhigeyaasha ururkan.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here