Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo isbadal ku sameeyay taliyayaasha Booliska Galmudug

    Wareegto kasoo baxxday Xafiiska Taliye Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxaa Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug loogu magacaabay G/Sare C/Kariin Xussen Macalin, halka ku-xigeebn looga dhigay G/sare Maxamed Nuur Cali.

    Sidoo kale degmooyinka loo magacaabay Taliyeyaasha Ciidan ayaa waxaa kamid ah ayaa waxaa kamid ah Degmada Guriceel, Matabaan, Gaalkacyo, Hobyo, Xeeraale, Balanbale iyo Dhuusamareeb oo ah Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

    Hoos ka Akhriso Magacyda Taliyeyaasha la magacaabay.

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here