Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arrino aad xasaasi u ah

    Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta Shir ku yeeshay Magaalada Garoowe.

    Shirka ayaa todobaadkaan waxaa looga hadlay Amniga Guud ee Puntland,  Safarkii Madaxweynaha ee dalka Jabuuti,
    Dib-u habaynta Amniga Magalaada Boossaaso iyo isbedelka Geeska, qaban-qaabada  shirka wadatashiga reer Puntland, xaalada Caabuqa Coronavirus, Xalaada ayaxa iyo xaalufinta Dhulka iyo  Siyaasada Warbaahinta.

    Sidoo kale waxa Golaha looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland iyada oo goluhu ansixiyey Xeerka Dowladaha hoose ee Lr.7,

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here