Dowlada Soomaaliya ayaa dib u habeen ku sameeysay nidaamka Socdaal ka ama dalku galka

    Dowladda federalka ah ee Soomaaliya gear ahaan wasaaradda arimaha dibadda ayaa soo saartey warqad wareegto ah oo tilmaameysa bixinta dal ku gal isku mid ah iyo waraaqaha safarka deg deg ah.

    Dowladda Soomaaliya ayaa waayahan dambe ka shaqeyneysey sidii ay u hagaajin laheyd nidaamka socdaalka iyo arimaha jinsiyadaha.

    Halkan ka akhriso warqada wareegtada ah.

     

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here