Warmurtiyeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran kasoo lagu tageeray shirkii garoowe

    Warmurtiyeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan warsaxafadeedkii kazoo baxay shirkii dhawaan lagu qabtay magalada Garoowe kaaso aysoo qaban qaabisay Dowlada Puntland.

    Madasha Xisbiyada Qaran ayaa aqbalay baqii ahaa in shir ay isugu yimaadan saamileeda siyaasadeed sidee uga tashadaan doorashada 2020/2021 .

    Halkaan ka aqriso warmurtiyeedkii Madasha.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here