Fadeexad Airport ka Baraawe oo noqday gabi ahaan mid aan shaqeyn karin.

    11 March 2020 RW JFS Mudane Hassan ALI Kaire wuxuu Xariga ka jaray Airport ka cusub ee Magalada Baraawe ,

    Sida ay sheegtay DFS dhismaha Airport ka waxaa ku baxay 4.3 Milyan, arrintaas oo sawaxan iyo guux la abuurtay Bulshada taaso isku dhigmi wausau lacagta lasheegay inlagu dhisay iyo sida uu yahay dhismaha cusub ee Airport ka,

    Xalay waxaa Roobab mahiigaan ka da’ayay Magalada Baraawe,  nasiib xumo waxaa ku burburtay gabi ahaan wadada ayku orodo diyaarada iyo Halka ay istaagto Markey so dagto,

    Dabagal ay sameeysay Muqdisho Online waxaa ay soo ogaatay cida qaadatay qandaraaska dhismaha iyo lacagta saxda oo ku baxday,

    Qandaraaska dhismaha waxaa isla qaatay Xuseen Farmaajo oo la dhashay Madaxweynaha JFS iyo Marwada 1aad ee dalka,

    Sida qorshaha uu ahaa waxaa lo qondeeyay dhismaha Airport ka 4.3 Milyan Balse Awooda qaadatay Qandaraaska oo ah mid aanlaga daba hadli karin waxaay ku dhiseen qarash dhan 100 kun oo doolar,

    Ma ahan markii ugu horeysay oo sidaan oo kale loo dhaco hantida dadweynaha balse Qoyska Madaxweynaha iyo Qoyska Raisal Wasaaraha ayaa alaaba geesta lunsashada Hantida Qaranka ,

    Dowlada uu Hogaamiyaan MW Farmaajo iyo RW Kaire ayaa noqotay mida ugu lunsashada badan hantida Dowlada iyadoo sido kale ku caanbaxday indha adeega , Beenta iyo Marin Habaabinta Bulshada.

    Xigasho Muqdisho Online

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here