Mw Farmaajo Beenaale hadii uu qaban waayo doorashada maxaa la gudboon Saamileeda Siyaasadeed.

    Dowlada uu Hoggaamiyo Mw Farmaajo Beenaale waxaa ay qorsheyneysaa mudo kordhin 2 sano ah si ay taas u fuliso waxeey hakisay howlihii ay qabanayeen Gudiga doorashooyin Qaranka hada oo doorashada ka dhimantahay mudo biyooyin ah lama yaqaano nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa iyo  sida looqabanayo ,

    Madaxweyne F Beenaale si uu hadafkiisa u gaaro dalka wuxuu Ethiopia Airline kusoo galiyay dad qaba Coronavirus Si dadka muqdisho ku nool ay ugu dhamaadan caabuqaas isla markaasna uu ku dhawaaqo masiibo qaran ayaa dhacday doorashadii dib ayaa loodhigay,

    Haddaba Maxaa lagudboon Saamileeda Siyaasadeed & Madaxda Maamul Goboleedyada ?

    Mudada xil haynta Madaxweyne Farmaajo waxaa ka dhima 295 Maalin 23 Saac 40 Minit kuna began 8 February 2021 saacada markeey tahay 12:00 AM.,

    Sidaasi darted waxaa muhiim ah in Dowlad Goboleedyada Xurta ah sida Puntland & Jubaland meel kamid ah isugu yimaadan Odayaashada dhaqanka ee 135 oday, Dhamaan axsaabta Siyaasadeed, Maamulada Xorta ah, si loo dhiso Dowlad Midnimo Qaran.

    Madaxweyne Farmaajo Beenaale markii mudo xileedkiisu dhamaado waxba ma dhaamo abuu muscab oo ah argagaxiye oo danihiisa dhaqaale awgeed u qarxiye Bulshada,

    Waxaana waajib noqoneysa Argagaxisada iyo Kaligiis Taliyaha Beenta badan in si isku mid loola dagaalo ,

    W/Q Dr Abdinuur Samatar Dugsiye

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here