Somaliland oo barnaamijka Baxnaano mamnuucday in dhulkeeda laga fuliyo

    Dowlada Somaliland oo warsaxafadeed kasoo saartay barnaamijka Baxnaano oo ay maalgalisay Bank Aduunka isla markaasna uu daah furay Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo,

    Ugu horeeyn waxaa Banka Aduunka iyo Midowga Yurub iyo dhamaan deeq bixiyaasha lala socodsiiyay barnaamijka Baxnaano uu daah furay Farmaajo uu Qatar ku yahay Madaxbanaanida dhuleed we Somaliland sidaasi darteedna ay si cad u diidan yihiin.

    Sido kale waxaa lagu xusay warsaxafadeedka in Dowlada uu hogaamiyo Farmaajo ay siyaasadeeso deeqa ay bixiyaan beesha Caalamka .

    Halkaan ka aqriso warsaxafadeed ka kasoo baxay Dowlada Somaliland. 

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here