Shil gaari ayaa ka dhacay Magalada Muqdisho

    Shil geystay khasaaro ayaa ka dhacay Isgoyska debka ee magaalada Muqdisho iyada oo ay kasoo baxayaan faahfaahino kala duwan.

    Shilkaan ayaa la sheegay in uu ka dhashay gaari nooca Qashinka qaada ah oo ku fariin goostay goobo Ganacsi oo ku yaalla Isgoyska debka ee magaalada Muqdisho.

    Gaariga ayaa la sheegay in darawalku markii uu waayay Fariinka uu dulmaray Bajaaj kadibna uu galay xarun ganacsi,iyada oo la sheegay in ay ku dhaawacmeen laba ruux oo meheradaas ku sugnaa.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here