30 C
Mogadishu
Sunday, January 26, 2020

Jubada Hoose Al-Shabaab ayaa 3 ruux ku fulisay xukun dil ah

Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa ay Goob fagaaro ah oo ku taalla degmada Kamsuuma ee Gobolka Jubbada Hoose ay ku toogteen Saddex...

Mareykanka oo dowlada Kenya ku wareejiyay diyaarado dagaal

  Mareykanaka ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaarado dhowr ah oo nooca dagaalka ku wareejiyay dowladda Kenya, kadib munaasabad ka dhacday Magaalada Nairobi ee Caasimada...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir caalami oo lagu qabtay Burkina Faso

Magaalada Ouagadougou ee Caasimadda dalka Burkina FASO Galbeedka Afrika ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Shirka Sanadlaha ah ee...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hishiiska kaalmada deen cafinta Norway

Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirradu maanta Muqdisho ku yeesheen ayey ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway ku caawineyso deyn-cafinta Soomaaliya. Dowladda Norway...

Muqdisho Askari Boolis ah oo toogtay darawal baabuur

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa waxaa uu Isgoyska Digfeer ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dilay Darawal gaari oo waday kuwa nooca...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kala diray Rugta Ganacsiga G/Banaadir

War goordhow ka soo baxday xafiiska Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumada somaliya Cabddulaahi Cali Xasan ayaa lagu kala diray Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo...

Somaliland ayaa dib u habeen kusameen rabto diiwaanka qaxootiga

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daaf-furay shirka dib u hubinta tirada qaxoontiga ka diiwaan gashan Somaliland, munaasabadan oo...

Raisal Wasaare Khayre oo fariin tacsi u diray Dowlada Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre ayaa dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga uga tacsiyadeeyay dhibaatadii ka dhalatay dhul gariirkii ka dhacay gobalka...

Taliyaha Ciidanka AMISOM oo gaaray Jubada Hoose iyo ujeedada safarkiisa

Taliyaha Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM Gen. Tigabu Yilma iyo wafdi saraakiil ah uu hogaaminayo ayaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...

Dhul gariir ka dhacay Bariga Turkey iyo dhimasho ka dhalatay

Illaa 18 qof ayaa ku geeriyootay, boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib dhul gariir xooggan oo ruxay bariga dalka Turkiga. Dhul gariirka oo cabirkiisa...

Faahfaahin Macalin Iskool oo lagu dilay Gobolka Nugaal

Wararka aan ka heleyno degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay mid kamid ah Macalimiinta wax ka dhigi...

4 Musharax oo ka horyimid kaqeyb galka doorashada Galmudug

Afar kamid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha dowlad Gobleedka Galmudug oo maalmo kahor shaaciyay in aysan ka qeyb galeyn Doorashada ayaa waxaa...

Jowhar Aabo wiilkiisa udilay si arxan daran

Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in nin magaciisa lagu sheegay Cismaan Ibraahim uu wiilkiisii curadka ahaa oo...

Sir Culus Xabsiga Godka Jilacoow oo wali shaqeynaya

Inkasta oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay horay u shaacisay muddo haatan sanad laga joogo xirista xabsiga godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, hadana Muqdisho...

Ciraaq oo ka dhacay banaan bax aad u balaaran

Kumanaan qof oo ah taageerayaasha wadaadka Iraq ee Moqtada Sadr ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Baghdad, ayaga oo ka qeyb galaya dibad-bax lagu...

Madaxweyne Dani oo lakulmay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa kula kulmay magaalada Nairobi ee dalkaasi Safiirka dalka Maraykanka ee...

Muxuu kala hadlay Ahmed Madoobe Safiirka Mareykanka Soomaaliya Donald Yamamoto

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis 23-Jannaayo-2020 magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmey Safiirka mareykanka u fadhiya...

Hay’ada Nabad suguda Soomaaliya oo xirtay Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga G/Banaadir

Xogo hadda nasoo gaartay ayaa sheegeysa in Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ay galabta xirtay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka rugta ganacsiga gobolka Banaadir,...

Golaha Wasiirada XFS ayaa maanta ansixiyay Hishiiyo ay horay ulagashay dalalka Turkey & Rwanda

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo...

Dowlada Soomaaliya oo lagu daray liiska dalalka ugu musuqa badan caalamka

Inkasta oo maamulka Farmaajo uu mar weliba  sheego horumar laga gaaray dhanka maaliyadda,  isla xisaabtanka iyo dib u habeynta hey’adaha dhaqaalaha, xiriir wanaagsanna uu...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kulan xasaasi layeeshay Saraakiil Ethiopian ah

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada mamulka Galmudug uu kulan xasaasi ah...

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo lakulmay Gudi katirsan Aqalka Sare

Guddiga Ku-meel gaarka ah ee Ka Baaraandeggidda Hindise -Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Aqalka Sare -BFS ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Guddiga Madaxabannaan...

Waa Maxay ujeedada ay ujoogaan Kenya Madaxweynayaasha Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Koofur Galbeed ayaa mar qura isugu tagay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya. Safarka madaxweynayaasha ayaa ah mid isku...

Wasiirka Gargaarka DFS ayaa lakulmay wafdi WFP Kasocda

Wasiirla maaliyadda xukuumadda Fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bele iyo Wasiirka Gagaarka iyo maaraynta Musiibooyi Xamse Siciid Xamsa ayaa kulan gaar ah la qaatay wefdi...

Madaxweyne Dani oo kulamo xasaasi kawada Kenya

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo Maanta ka ambabaxay Boosaaso ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya,...

Raisal Wasaare Kaire oo Xalane kula kulmay Kaaliyahaa Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P....

Madaxweyne Farmaajo oo lakulmay Gudiga Cunaqabateenka Hubka ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku...

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya wuxuu xafiiskiisa ku qaabilay wafdi caalami ah.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Mudane...

ASWJ ayaa so saartay jadwalka habraaca doorashooyinka Madaxweynaha & kuxigeenkiisa

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Ahlusunna Waljameeca ee ka tirsanaa Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne ku-xigeenada ee lasoo Magacaabay,...

Alshabaab ayaa dafirtay in fanaan abshir gaarane kamid yahay Xarakada

War qoraal ah oo lagu faah faahiyay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegeen in warkii xalay kasoo baxay Hay’adda NISA ee ahaa...

Gudoomiyaha G/Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya...

Diyaaradaha Dagaalka ayaa duqeyn ba’an ka geestay Jubada Dhexe

Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas diyaarado dagaal ay duqeymo...

Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug oo qaadacay ineey ka qeyb galaan doorashada Galmudug

Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha ee ka horjeeda Musharaxa dowladdu wadato ayaa war murtiyeed ay caawa soo saareen waxay ku caddeeyeen in aanay ka...

NISA oo so bandhigtay Fanaaan Alshabaab ah.

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa caawa barteeda Twtter-ka ku baahisay muuqaal kooban oo muujinaya fanaanka Abshir Gaarane Axmed oo...

Wasiirku xugeenka wasarada caafimaadka oo Muqdisho lagu rasaaseyay

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka Soomaaliya Maxamed Siid Cabdullaahi ayaa maanta lagu rasaaseeyay degmada Boodheere ee gobalka Banaadir, gaar ahaan bar kontarool oo ay ku sugnaayeen...

Shuruudaha Musharixiinta madaxweynaha Galmudug

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenada Galmudug. Guddiga Doorashada ayaa...

ASWJ oo qaadacday doorashada Madaxweynaha Galmudug

Hoggaanka Sare ee Ahlusunna Waljameeca ayaa ka horyimid Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb, iyadoona arrimaha doorashada ay gacanta ku heyso...

Wariye Ali Adan Muumin oo kashifay banaankana soo dhigay Sir badan oo qarsooneed

Wariye Ali Aadan Muumin ayaa bartiisa Facebook ku dabaacay warbixin uu ku eegayo heerka musuqa kajira Maxkamada Dalka taaso shacabka Soomaaliyeed baryihii danbe bilaabeen...

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug ayaa kulan dag dag isugu yeeray xildhabaanada

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa haatan kulan aan horey loo sii qorsheyn uga socdaa Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedaka Galmudug. Ajendaha kulanka Xildhibaanada...

Ciidamada Nabad suguda iyo Booliska Fadaraalka ayaa Dhuusamareeb baaris ka bilaabay

Ilawareedyo ku sugan magalada Dhuusamareeb ayaa Muqdishopost  usheegay in Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugida ee Ku sugan Magaalada Dhuusamareeb  la galiyay Heegan buuxa iyadoo Ciidamo...
99,244FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news

Open chat
Hello. Maxaan kaa caawinaa?
Powered by