24 C
Mogadishu
Sunday, August 9, 2020

Sidee Al-Shabaab ku galeen hotel SYL, maxaase kadib ka dhacay gudaha?

Abaaro 7:00-pm habeenimo ee caawa dagaalyahano hubaysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa gudaha u galay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, kaas oo ku dhex...

Shuute oo shaaciyey arrin uusan aqbali karin oo ka jirta degmooyinka Muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa waxaan la aqbali karin ku tilmaamay in qof ka tirsanaa...

Dhalinyaro laga soo badbaadiyay hotel SYL oo godka Jilicow lagu xiray

NISA oo qeyb ka ah howlgalka Hotelka SYL ayaa la soo sheegayaa in dad badan oo ay ka soo badbaadiyeen Hotelka ay u kaxeysteen...

Koox hubaysan oo gudaha Magaalada Muqdisho kutoogatay Wiil dhalinyaro ahaa

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Deblay Hubaysan oo Magaalada Muqdisho kudishay Wiil Dhalinyaro ahaa Dilka ayaa waxa uu sigaar ah uga...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaalia oo ku dhaawacmay Weerarkii SYL&Qaraxyo laga maqlayo gudaha Hoteelka

Weli waxaa socda Weerarkii Al Shabaab ay kusoo qaadeen Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho waxaana weli Gudaha Hoteelka laga maqlayaa Qaraxyo iyo rasaas xoogan...

Maxaa laga baran karaa Dagaalkii ay Al Shabaab ku qaadeen Hoteelka SYL?

Al Shaaab ayaa Xalay waqti hore waxa ay Weerar culus kuqaadeen Hoteelka SYL oo kuyaala afaafka hore ee Villa Soomaalia oo ah halka Dalka...

Xasan Daahir Aweys: “CC Shakuur wuxuu ku dhacay kufrinimo cad” + Video

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo toos bulshada ugala hadlayey bartiisa Facebook-ga ayaa ka hadlay arrin maalmahaan dambe ay isku hayeen qaar ka mid ah...

NISA oo soo bandhigtay Al-Shabaab xalay la qabtay isagoo weerar qorsheynaya

Qoraal xalay lagu baahiyey barta Twitter-ka ee hey'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ay...

Kolonyo katirsan Amisom oo Qarax lagula eegtay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax kadhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaalia. Qaraxaan ayaa ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaaladda Muqdisho, waxaana...

JABUUTI oo ka hadashay saldhig la sheegay inay siisay ciidamada badda Itoobiya

Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ka hadashay warbixino ay baahiyeen warbaahinta gudaha dalka Itoobiya oo lagu sheegay in ciidamada badda Itoobiya ee cusub...

Booliska Soomaalia oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Xalay ee Hoteel SYL lagu qaaday

Booliska Soomaalia oo Shaaca ka qaaday in lasoo afjaro Dagaal xalay ay Al Shabaab ku qaadaadeen Hoteeka SYL ee Magaalada Muqdisho Dagaalkaa ayaa in...

Sawirro: Ciidamada DANAB oo deegaano cusub kala wareegay AL-SHABAAB

Ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandoosta Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose,...

Al Shabaab oo diday in la’aaso Dad ay shalay ku dileen Gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa waxa ay Diidiin inla aaso Dad ay Shalay ku dileen Qaybo kamid ah Gobolka Mudug Dadkaa ay Al Shabaab Diideen...

Xog: Farmaajo oo olole ka dhex billaabay xildhibaanada kadib markii ay diideen Kheyre iyo...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa olole ka dhex billaabay xildhibaanada baarlamanka, isaga oo isku dayaya inuu ka hortago in la ansixiyo sharciga doorashooyinka...

Xildhibaan Mahad Salaad oo iftiimiyay nacaybka ay dowlada Mareykanka u qabto shacabka iyo dhulka...

Muddo 72 sanadood ah dowlada Maraykanka kama shaqayn maslaxada dadka iyo dowladnimada Soomaaliya! 1. 1948 markii Maraykanka uu yimid Soomaaliya wuxuu u ololeynayay in Soomaaliya...

Ciidamada DFS oo qabtay rag ku Muqdisho ka geestay dil

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan Laba Eedeysane oo loo haysto dil Xalay loo geeystay laba nin oo kamid...

Madasha xisbiyada qaran oo warsaxafadeed kulul sosaaray

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Caawa War kasoo saaray xaaladda ka jirta Gobolka Gedo. War-saxaafadeedka kasoo baxay Madasha Xisbiyada...

Gobolka Sanaad ayaa dagaal ku dhaxmaray ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in waaberigii hore ee saakay halkaas uu dagaal ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan maamulada...

Ciidanka Booliska Hirshabeelle oo lagu wareejiyay agab ciidan

Taliyaha ciidamada Booliska Maamulka Hirshabeelle Xasan Dhicisow Xasan ayaa kala wareegay agab ciidan taliyaha Booliska AMISOM deegaanada Hirshabeelle. Munaasabadda agabkaasi uu kula wareegaayay Taliska ciidanka...

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa oo gaartay dacwad loo heestay gudoomiyaha Gobolka Hiiraan

Warqad kasoo baxdey Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed Taakooy ayaa lagu sheegay in Laamaha kala duwan ee Garsoorka Gobolka Hiiraan ay faragelin...

Ethiopia ayaa xirtay dhamaan xuduudaha dhuleed ay lawadaagto wadamada dariska la ah

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay in la xiray xuduudaha Itoobiya la wadaagto dalalka deriska la’ah gaar  ahaan...

Dowlada Puntland oo warsaxaafadeed kasoo saartay Caabuqa Coronavirus COVID-19

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan la qaatay Guddiga Amniga iyo Guddiga Puntland u...

Wasaarada Caafimaadka XFS oo shir jaraaid qabatay uga hadashay xariga Agaasimaha

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa Maanta ka hadashay Xariga  Agaasimiha Maamulka iyo Maaliyada ee  Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Maxamuud Maxamed Buule. Fowsiya...

Maxaadan ogeyn oo ku hoos jira barnaamijka Baxnaano iyo qorshaha doorashooyinka Farmaajo?

Wasaaarada Arrimaha Gudaha XFS & NISA ayaa Heyadaha UN ka kala xaajooday lacagaha deeqda ah ee sida tooska loosiiyo dadka danyarta ah ee ku...

Khilaafkiii Dowlada iyo Ahlusunna oo lasoo afjaray

Kadib Khilaaf xoogan oo hareeyay dhismaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa lasheegay in gebi ahaanba lasoo.afray Khilaafkii Dowlada iyo Kan Maamulka Ahlusunna u dhexeeyay. Warqad kasoo...

Mareykanka oo sheegay in ay duqayn Diyaaradeed ku dileen Sargaal katirsan Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo saacadihii la soo dhaafay uu ka fuliyay...

Dowladda Dalka Uganda oo Taliye cusub usoo magacaawaday ciidamadeeda ku sugan Soomaalia

Dowladda Uganda ayaa taliye cusub u magacawday Ciidamadeeda ku jira AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya. Taliyaha cusub oo durba xilka la wareegay ayaa u mahadceliyay...

Warar kala duwan oo kasoo baxaya Dab kakacay Suuqa Magaalada Jowhar

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa sheegaya in xalay suuqa ugu weyn Magaalada uu ka kacay xoogan, kaasi oo gabi...

Qatar oo War xasaasi ah ka soo saartay Qaraxii Dadka badan ay ku dhinteen...

Dowladda Qatar oo kamid ah wadamada saaxiibka dhow la ah Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay qarixii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo...

Dacwad ka dhan ah Axmed Madoobe oo la gudbiyay

Xubno kamid ah Xildhibaannadii hore ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay u gudbiyeen dacwad ka...

Madaxweyne Waare oo kulan la qaatay Saraakiil katirsan AMISOM,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle Dr Maxamed Cabdi Waare  ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Saraakiisha Ciidamada AMISOM gaar ahaan...

Villa Somalia ayaa Warmurtiyeed kasoo saartay weerarkii alshabaab ku qadeen Laamu

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal ay caawa soo saartay ku sheegtay inay caalamka kula biireyso cambaareynta weerarkii koooda Al-Shabaab ay saaka ku qaadeen saldhigga ciidamada...

Gudoomiya Omar Filish oo Shaqadii ka joojiyay G/Xigeenka Maamulka & Maaliyada.

Waxaa isasoo tarayaa wararka sheegayay in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Omar Filish uu waraaq ukala diray Safiirada Turkey, Bankiyada gaarka loo...

Qiimeyn gaar oo lasameeyay ayaa lagu ogaaday in Xildhibaanada Cusub ee Galmudug u badan...

Liis xildhibaano oo aysan fileyn xukuumadda Soomaaliya ayaa kasoo baxay baarlamanka cusub ee Galmudug, Inkasta oo ay jiraan tiro magacyo ah oo markii lasoo gudbiyey...

Aqalka Sare oo ansixiyay Sharciga Saxaafada

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka wax-ka beddelka Sharciga Saxaafadda Qaranka, kaasi oo uga soo gudbay golaha shacabka JFS. Ajendaha Kulanka...

DFS oo sifo aan sharci eheyn umareeysay doorashadii Gudoonka Golaha Shacabka Galmudug

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hantida Qaranka si qaldan ugu isticmaaleysa doorashada Galmudug,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Xildhibaanada cusub ee Galmudug la dejiyay Hotelo...

Shir looga hadlaayo barakacaayasha ayaa lagu qabtay muqdisho

Shir heer sara ah oo looga hadlayay xalka gaarista arimaha barakacayaasha islamarkaana uu maamulka gobolka Banaadir iyo dowlada hoose Xamar ku soo bandhigayeen qorshaha...

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya wuxuu xafiiskiisa ku qaabilay wafdi caalami ah.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Mudane...

Dowlada soomaaliya oo albaabada isugu dhufaneyso xarumaha dhaqan celinta Muqdisho

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amarro ku aadan xarumaha lagu dhaqan celiyo iyo kuwa qur’aan saarka ee ku yaalla magaalada Muqdisho, waxaana ay...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir caalami oo lagu casuumay

Shirkan ayaa ka furmay caasimada New Delhi  ee dalka Hindiya  waxaana soo qabanqabiyay rugta warshadah iyo ganacsiga khaaradaha Afrika iyo Aasiya. Shirka oo sanadle ahaa...
102,283FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news

Open chat
Hello. Maxaan kaa caawinaa?
Powered by

By continuing to use the site, you agree to the use of cookies. more information

The cookie settings on this website are set to "allow cookies" to give you the best browsing experience possible. If you continue to use this website without changing your cookie settings or you click "Accept" below then you are consenting to this.

Close