24 C
Mogadishu
Sunday, August 9, 2020

Wakiilada Beesha Caalamka oo baaq adag u diray Dadka isku haya Siyaasada Soomaalia

Wakiilo ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay ayaa  booqasho ku tegay Jubaland, waana kulankii saddexaad ee kamid ah kulamo...

Fahfaahin kasoo baxeeyso dagaal dhaxmaray Alshabaab iyo Ciidamada DFS

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegayaa in  deegaano ka tirsan gobolka Jubada hooose uu dagaal culus ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo dagaalkaasoo  uu dhex maray...

Ciidamada liyuu Boolis oo Soomaalia kulaayay Xadka kala qaybiya Soomaalia iyo Itoobiya

Wararka ka imaanaya deegaanka Allay baday ayaa sheegaya in ciidamada Liyuu boolis ee dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya ay dad shacab ah dil iyo dhaawac...

Madaxweynaha Mareykanka ayaa magaca ka badalay cudurka Coronavirus una badalay Chinavirus

BEIJING —  Shiinaha iyo Mareykanka ayaa is-weydaarsaday hadallo kulul kadib markii Beijing ay ka carrootay in madaxweyne Trump uu cudurka Coronavirus ugu yeeray magac...

Alshabaab oo weeraray saldhig ciidamada xooga dalka ku leeyihiin Qalimoow

Wararka aan ka heleyno duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ku yaalla halkaas saakay uu ka dhacay...

Dowlada Imaaraatka Arabta ayaa ka hadashay qaraxii Afgooye

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horreeysay waxaa ay si kulul uga hadashay Qaraxii shalay ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi...

Raisal Wasaare khayre oo kulan dag dag isugu yeeray Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Jamahuuriyadda mudane Xasan Cali Khayre oo xalay xafiiskiisa ku qaabilay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa kala hadlay sida la iskaga kaashan karo ka...

Xeer ilaalinta Puntland sannadkii tegay ee 2019 waxaa dhacay 4379 kiis oo faldanbiyeed ah.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya shaaciyay warbixinta Denbiyadii ka dhacay Puntland sannadkii tegay ee 2019 oo gaaraya 4379...

Kulan Albaabadu u xiran yahay oo Villa Soomaalia uga socda Khayre iyo Maxamed Mursal

Warar hoose oo aynu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in kulan Albaadada u xiranyahy uu Villa Soomaalia uga socda Xasan Cali Khayre iyo Maxamad...

Ciidamada DFS ayaa howlagalo qorsheysan ka wada inta dhaxeeyso Afgooye iyo balcad

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo saaka ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay ka wadaan inta u dhexeysa magaalooyinka Balcad...

Madaxweyne Dani oo lakulmay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa kula kulmay magaalada Nairobi ee dalkaasi Safiirka dalka Maraykanka ee...

Waxaa albaabada la isugu dhuftay iskuulo badan oo Gaarisa ku yaal Alshabab dartood

Kadib markii ay kordheen weerarada dagaaalamayaasha Al-shabaab ay ka fulinayan gudaha dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay in geb ahaan Albaabada loo laabay Iskuuladii...

Maamulka Jubbaland oo fuliyay xukun dil ah Maanta

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Axad xukun Dil toogasho ku fulisay Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka, kaasi...

Xafiiska QM ee Soomaaliya qof ka mid ah shaqaalaheeeda oo laga helay Caabuqa Coronavirus...

War kasoo baxay xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in caabuqa Corona laga helay Shaqaalo ka tirsan qandaraaslayaasha ganacsatada ah ee ay howlgeliso...

Kolonyo katirsan Amisom oo Qarax lagula eegtay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax kadhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaalia. Qaraxaan ayaa ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaaladda Muqdisho, waxaana...

ASWJ oo qaadacday doorashada Madaxweynaha Galmudug

Hoggaanka Sare ee Ahlusunna Waljameeca ayaa ka horyimid Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb, iyadoona arrimaha doorashada ay gacanta ku heyso...

Al Shabaab oo diday in la’aaso Dad ay shalay ku dileen Gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa waxa ay Diidiin inla aaso Dad ay Shalay ku dileen Qaybo kamid ah Gobolka Mudug Dadkaa ay Al Shabaab Diideen...

Somaliland oo barnaamijka Baxnaano mamnuucday in dhulkeeda laga fuliyo

Dowlada Somaliland oo warsaxafadeed kasoo saartay barnaamijka Baxnaano oo ay maalgalisay Bank Aduunka isla markaasna uu daah furay Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo, Ugu...

Taliyaha Ciidanka dhulka oo kormeer ku tagay jiida hore ee dagaalka

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Maanta Booqday Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo...

Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug oo soo saaray warsaxafadeed

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa xalay kulan ku yeeshay qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug. Kulanka oo...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaalia oo ku dhaawacmay Weerarkii SYL&Qaraxyo laga maqlayo gudaha Hoteelka

Weli waxaa socda Weerarkii Al Shabaab ay kusoo qaadeen Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho waxaana weli Gudaha Hoteelka laga maqlayaa Qaraxyo iyo rasaas xoogan...

Amiirka Dalka Qatar ayaa dhambaal Tacsi usoo diray MW Farmaajo

Amiirka Dowladda Qater Sheekh Tamiim Bin Xamd Al-thaani ayaa Dhambaal Tacsi ah u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaah Farmaajo, oo uu uga tacsideeyey...

Ciidamada DANAB ayaa weerar ku qaaday Fariisin alshabaab ku leeyihiin Jubada Hoose

Ilawareedyo ku sugan ay Gobolka Jubbada Hoose ayaa usheegay Muqdisho Post   in deegaano ka tirsan Gobolkaas uu ka socda dagaal xoogan oo u dhexeeya...

Dowlada Qatar oo shinado gargaar diyaaradeed u dirtay dalka Shiinaha

Dawladda Qadar ayaa dalka Shiinaha u dirtay 5 diyaaradood oo ku raran sahay caafimaad halka qaar kamid ah diyaaradahaasina ay yihiin diyaaradaha caafimaadka loo...

AMISOM goorta ay Soomaaliya kabaxeyso oo laga shiray

Shirkaan oo muddo hal maalin ah soconayay oo ay ka qayb galeen Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Taliye kuxigeenka...

Aqalka Sare oo dib ugu celiyay golaha barlamaanka sharciga iibka qaranka

Sharciyada kala ah iibka qaranka iyo furdooyinka ayaa waxaa golaha shacabka kusoo celiyay golaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya kaddib markii ay soo meel...

Labo Wiil oo wada dhashay oo isku Dilay Magaalda Dhuusa-mareeb

Xalay ayaa waxaa Magaalada Dhuusa-mareeb ka dhacay dil aad u foolxun waxaana dilkaa isku gastay labo Wiil oo wada dhashay. Dilka ayaa yimid kadib markii...

Madaxweyne Shariif Shiekh Ahmed oo ka hadlay colaada ka aloosan shabeelaha Hoose

BAAQ-NABADEED Walaalaha Soomaaliyeed ee ku dagaalamay deegaanada ka kala tirsan maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed waxaan ugu baaqayaa inay colaadda shuruud la’aan ku joojiyaan, wax...

Xildhibaanada Galmudug oo kulan xasaasi ku yeeshay Dhuusamareeb

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb, waxaana looga hadlay arrimo muhiim ah. Inta uu socday...

Sawirro:- Maamulka G/Banaadir oo soo bandhigay Hab Casri Ah Oo Loo Qaadi Doono Canshuuraha

Dowlada hoose Xamar ayaa xarunta gobolka Banaadir kusoo bandhigtay gadiid kala duwan oo qeyb ka noqon doono ololaha wacyigalinta bixinta canshuuraha iyo sidoo kale...

Cabsi laga qabo dagaal ka dhaca Bariga Dhexe iyo xaaladda oo cakiran

Iran ayaa ku hanjabtay “aargudasho darran”, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas’uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka mid ka mid ahaa taliyayaasheedii...

Dowladaha kubahoobay IGAD oo ka shirayaa Caabuqa Coronavirus COVID-19

Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa shir ka yeelanaya xaalada cudurka Coronavirus COVID-19 sidii la isaga kaashan lahaa la dagaalankaas, xilli cudurkan uu dhibaato xooggan...

Dowlada Soomaaliya oo eedeyn culus ujeedisay dhigeeda Kenya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay faragalinta siyaasadeed iyo midda amni ee dowladda Kenya ay ka waddo gudaha dalka Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay...

Madaxweyne Donald Trump ayaa u hanjabay dowladaha xiriirka laleh shirkada

Safiirka Mareykanka ee Germany ayaa Axaddii sheegay in madaxweyne Donald Trump uu ku hanjabay inuu joojin doono sirdoonka uu la wadaago dalalka la macaamila...

Shiekh Mohamed Shaakir ayaa kulamo laqaadanayo qeybaha kala duwan ee magalada dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Caawa xafiiskiisa Dhuusamareeb ku qaabilay qaybaha kala duwan ee Dhalinyarada dagmada guriceel oo isugu...

Khayre oo kala diray Gudiga xalinta Khilaafaadka Galmudug

Xasan Cali Kheyre R/Wasaasaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kala diray dhamaan guddiga xalinta Khilaafaadka ee Maamulka Galmudug. Arrintan ka...

Waa sidee xaalada Magaala Dhuusa-mareeb ka dib Dagaalkii halkaa ka dhacay

Xaalada magaalada Dhuusamareeb ayaa saaka degan, kaddib iska hor imaad kooban oo xalay fiidkii ka dhacday magaalada, taasoo qalqal ku abuurtay dadka deegaanka, iyadoo...

Maxay dowladda Qatar ka tiri weerarkii hotel SYL?

Dowladda Qatar ayaa Maanta oo Arbaco ah cambaareysay Weerarkii ay Al-Shabaab Xalay ku qaadeen Hotel SYL oo ku yaalo agagaarka madaxtooyada Villa Somalia kaasoo...

Maamulka Jubbaland oo ku hanjabay in ay Al-shabaab ciribtiridoonaan ay kala wareegi doonaan Deegaano...

Saraakiisha Ciidamada Maamulka Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa waxa si kulul waxa ay uga hadleen Dagaalka ay kula jiraan Dagaalamayaasha Al-Shabaabta ku sugan Qaybo badan...

Askar iyo Saraakiil ka tirsan Dowlada oo Amaro culus ladul dhigay

Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee qeybta 27aad ee Gobolka Hiiraan Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdulle ayaa sheegay in marnaba aan loo dul qaadan doonin...
102,284FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news

Open chat
Hello. Maxaan kaa caawinaa?
Powered by

By continuing to use the site, you agree to the use of cookies. more information

The cookie settings on this website are set to "allow cookies" to give you the best browsing experience possible. If you continue to use this website without changing your cookie settings or you click "Accept" below then you are consenting to this.

Close