24 C
Mogadishu
Sunday, August 9, 2020

DFS oo looga guuleestay Dacwadii Maxkamada Sare Ee Dalka

Maxkamadda sare ee dalka ayaa go’aan ka gaartay dacwadii u dhaxeysay Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Sheekh Shariif iyo Hey’adda Saadaasha...

Gudoomiye Najax oo sheegay in lasoo qaban doono dadkii ka danbeeyay dagaalka Wanlawayn

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Cali Najax oo ka hadlayay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa digniin u diray shakhsiyadka hubeysan eek...

Madaxweyne Dani oo ka hadlay Gargaarka caafimaad ee imaaraatka soo gaarsiisay Puntland

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Qalab Caafimaad oo Maanta dowladda Imaaraadka Carabta ay ku wareejisay Puntland, kuwaasi oo looga...

Dowlada imaaraatka ayaa gargaar caafimaad gaarsiisay Puntland

Diyaarad sida Gargaar Caafimaad ayaa Goordhow ka degtay Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, taasi oo ka timid dalka Imaaraadka Carabta. Dowladda Imaaraadka...

Dowlada Imaaraatka Carabta oo gargaar isugu jira Qalab caafimaad iyo daawooyin gaarsiisay Somaliland

Garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal international ayaa waxaa saaka ka degtay diyaarad sida Gargaar Caafimaad oo looga hortego faafida Cudurka halista ah ee...

Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo qadka online ka kula shiray beesha Caalamka

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa iyag oo ku kala sugan Magaalooyinka Muqdisho, Nairobi iyo meelo kale waxaa ay yeesheen...

Wasiir Caadle oo maanta soo saaray digreeto magacaabis ah

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa uu Magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dhinaca dib u...

MW Muuse Biixi oo qadka taleefoonka kula hadlay MW Mustafa Cagjir

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa kulan Khadka telefoonka ah la qaatay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka Khadka ee...

Madaxweyne Shariif Shiekh Ahmed oo ka hadlay colaada ka aloosan shabeelaha Hoose

BAAQ-NABADEED Walaalaha Soomaaliyeed ee ku dagaalamay deegaanada ka kala tirsan maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed waxaan ugu baaqayaa inay colaadda shuruud la’aan ku joojiyaan, wax...

Madaxweyne Hassan Shiekh Mohamoud ayaa soo saaray baaq nabadeed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaal beeleed maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Degmada Wanla-weyn iyo deegaano kale oo ka...

Urur Goboleedka IGAD oo 100 kun tabarucaad ah kuwareejisay Soomaaliya

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay jeeg ay ku qoran...

Fahad Yaasiin oo Madaxa Ilaaladiisa u magacabay Taliyaha Sirdoonka Caasimada

Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa Taliye Cusub u magacaabay Taliyaha Nabadsugida ee Gobolka Banaadir. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Agaasime Fahad...

Wasaarada Caafimaadka XFS oo shir jaraaid qabatay uga hadashay xariga Agaasimaha

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa Maanta ka hadashay Xariga  Agaasimiha Maamulka iyo Maaliyada ee  Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Maxamuud Maxamed Buule. Fowsiya...

Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka XFS oo xabsiga la dhigay

Warar lagu kalsoonaan karo oo Goordhow soo gaaray Warbaahinta Madaxabanaan  ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay xireen Agaasimaha Guud ee...

DFS oo hakisay bixinta Bassaborka caabuqa Coronavirus owgiis

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow shaacisay in la hakiyay qabashada codsiyada baasaboorka Soomaaliga oo maalinta kasta ay Codsadaan Boqolaal Ruux. War...

Hon ahmed Moallin Fiqi oo soo dhaweeyay Midnimada Galmudug

Xildhibaan Ahmed Moallin Fiqi ayaa  soo dhaweeyay midnimada reer Galmudug ayka gareen dib u hishiisiinta iyadoo cidkale aan ukala dabqaadeen, Waxaa maanta Magaalada Godinlabe ku...

Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Walaweyn

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka hadlay Colaada ka socota Degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa...

Faah faahin , Alshabaab ayaa weerar gaadmo ku qaaday CXDS ee ku sugan Janaale

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal kooban xalay ka dhacay gudaha Janaale ee Gobolka Shabeellaha, kaasi oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda...

Madaxweyne Shariif Shiekh Ahmed oo kulan la qabatay Safiirka Midowga yurub ee Soomaaliya

Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Shariif Shiekh Ahmed ayaa kulan heerkiisu sareeyo laqaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Markii uu kulanka dhamaaday kulanka waxaa qoraal...

Maamulka Cusub ee Gobolka Hiiraan oo yeeshay kulankoodii ugu horeeyay

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda kulan u dhexeeya Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Mas’uuliyiinta Maamulka, kan...

Faahfaahin kasoo baxeysa qarax ka dhacay Magalada Gaalkacyo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaaro geystay oo Maanta ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kaasi oo lagu dhaawacay...

Madaxweyne Xaaf oo lafilaayo inuu soogaaro Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda uu gaaro Magaalada Dhuusamareeb, isaga oo ka...

Puntland ayaa soo saartay natiijada dadkii looga shakisana Caabuqa Coronavirus COVID-19

Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay shaacisay natiijada ka soo baxday baaritaan ay ku sameysay dad ay dhowaan magaalada Garoowe ku karaantiishay kuwaas oo...

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa dil iyo xabsi ku kala xukuntay eedeysanayaal

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa go’aan ay soo saartay waxa ay xukunno kala duwan ku ridday rag horey loogu eedeeyay in ay ka dambeeyeen...

DFS ayaa Ciidamda Amniga ku amartay in la baaro kufsiga ka dhacay Afgooye

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si kulul u cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada Afgooye...

Madasha Xisbiyada Qaran oo diiday in mudo kordhin loosameeyo DFS

Madasha xisbiyada qaran ayaa waxa ay warmurtiyeed ka soo saareen doorashada dalka ku soo wajahan ee la filayo in ay qabsoomto sanadka 2020-2021, xilli...

DFS ayaa WB ka dalbatay in la deemiyo 600 Million

Hadalka Wasiir BB waxaa si cad uga muuqata in isaga iyo NN ay soo gaareen halkii ay beenta u sheegayeen oo ah inay dadlka...

Hon Ahmed M. Fiqi ” Qaran dumis iyo Amniga Qaranka uu halis ku yahay...

Xildhibaan Ahmed Moallin Fiqi ayaa ka hadlay Hadalkii dhawaan kasoo yeeray NISA taaso loogu hanjabay Wariye Haruun Maruuf , Laguna tilmaamay inuu wariyuhu yahay...

Soomaaliya oo loogu deeqay 7 milyan oo aykula dagaalanto Coronavirus COVID-19

Dowladda Mareykanka ayaa Khamiista maanta ku dhawaaqay in ay siin doonto Soomaaliya  $ 7 milyan oo doolar oo wax  looga qabanayo Xanuunka dillaaga ah...

Amiirka Dalka Qatar ayaa dhambaal Tacsi usoo diray MW Farmaajo

Amiirka Dowladda Qater Sheekh Tamiim Bin Xamd Al-thaani ayaa Dhambaal Tacsi ah u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaah Farmaajo, oo uu uga tacsideeyey...

MW FARMAAJO OO CAFIS MADAXWEYNE U FIDIYEY 148 MAXBUUS OO KU JIRAY XABSIYADA DALKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus...

RW Hassan Ali Kaire oo ka Hadley xaalada cudurka Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Caawa ka hadlay xaaladda dalka iyo Cudurka halista ee Coronavirus. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa uu...

Madaxweynaha Somaliland ayaa cafis u fidiyay 574 maxbuus Caabuqa Coronavirus Awgiis

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/WM/222-495/042020, Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada aan aadka u cuslayn ku...

Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka KG ayaa loo doortay Amb Ali Fiqi

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Goordhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku doortay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamulkaas. Doorashada...

Alshabaab ayaa weerar culus kusoo qaaday saldhig Ciidamada Daraawiishta Jubaland

Dagaal socday muddo ku dhow saacad ayaa waxaa uu deegaan kaabiga ku haya xuduurka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya ee dhanka Jubbada Hoose ku...

Raisal Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) oo ku geeriyooday Magalada Landon.

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingariiska uu Maanta ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda...

Hey’ada FAO ayaa Doon casri ah ku wareejisay Wasaarada Kaluumeysiga XFS

Wasaaradda kalluumeysiga iyo Khayraadka badda DFS ayaa doon kalluumeysi oo lagu tababarayo kalluumeystada waxaay maanta kala wareegtay hey’adda Qaramada Midoobay u qaabishan Cunnada iyo...

Gudoomiye Caraale oo ka hadlay xilka qaadista lagu sameeyay

Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Cali Maxamed Caraale ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi...

Ciidamada Ethiopian ah ayaa lala eegtay Qarax aad u culys

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Itoobiya lagula eegtay Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo, kaasi oo geystay...

Labo Maamul goboleed ayaa lagu wareejiyay agab looga hortagaayo caabuqa Coronavirus COVID-19

Wasaaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ku wareejisay Qalabka Caafimaad ee looga hortego faafida Cudurka...
102,283FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news

Open chat
Hello. Maxaan kaa caawinaa?
Powered by

By continuing to use the site, you agree to the use of cookies. more information

The cookie settings on this website are set to "allow cookies" to give you the best browsing experience possible. If you continue to use this website without changing your cookie settings or you click "Accept" below then you are consenting to this.

Close