24 C
Mogadishu
Sunday, August 9, 2020

Xog: Farmaajo oo olole ka dhex billaabay xildhibaanada kadib markii ay diideen Kheyre iyo...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa olole ka dhex billaabay xildhibaanada baarlamanka, isaga oo isku dayaya inuu ka hortago in la ansixiyo sharciga doorashooyinka...

Aqriso: Nuxurka hadalladii xildhibaanadu ka jeediyeen dooddii maanta ee sharciga doorashooyinka qaranka

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hor hadlay golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay tahay guul in dalka uu yeelanayo axsaab siyaasadeed kuwaas...

Xasan Daahir Aweys: “CC Shakuur wuxuu ku dhacay kufrinimo cad” + Video

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo toos bulshada ugala hadlayey bartiisa Facebook-ga ayaa ka hadlay arrin maalmahaan dambe ay isku hayeen qaar ka mid ah...

JABUUTI oo ka hadashay saldhig la sheegay inay siisay ciidamada badda Itoobiya

Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ka hadashay warbixino ay baahiyeen warbaahinta gudaha dalka Itoobiya oo lagu sheegay in ciidamada badda Itoobiya ee cusub...

Sawirro: Ciidamada DANAB oo deegaano cusub kala wareegay AL-SHABAAB

Ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandoosta Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose,...

NISA oo soo bandhigtay Al-Shabaab xalay la qabtay isagoo weerar qorsheynaya

Qoraal xalay lagu baahiyey barta Twitter-ka ee hey'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ay...

Muxuu Abdikadir Boss ka aaminsan yahay siyaasadda Dowladda Federaalka ah

Wariyaha weyn Abdulkadir Boss oo wareysi xiiso badan sameeyay. Wareysiga ayaa lagu lafa guray arrimo badan oo xasaasi ah. Halka hoose ka daawo https://www.youtube.com/watch?v=PXdkPjpL6x8
102,283FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news

Open chat
Hello. Maxaan kaa caawinaa?
Powered by

By continuing to use the site, you agree to the use of cookies. more information

The cookie settings on this website are set to "allow cookies" to give you the best browsing experience possible. If you continue to use this website without changing your cookie settings or you click "Accept" below then you are consenting to this.

Close