24 C
Mogadishu
Sunday, August 9, 2020

Wasiir Cawad oo la dardaarmay Xoghayaha Joogtada WAD

Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Jabuuti Danjire Maxamed Cali Nuur, ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkiisa cusub oo ah Xoghayaha Joogtada ee...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY SHIR DEG-DEG AH OO AY YEESHEEN MADAXDA DALALKA...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta cudurka...

Dowladaha kubahoobay IGAD oo ka shirayaa Caabuqa Coronavirus COVID-19

Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa shir ka yeelanaya xaalada cudurka Coronavirus COVID-19 sidii la isaga kaashan lahaa la dagaalankaas, xilli cudurkan uu dhibaato xooggan...

Xisbiga Himilo Qaran oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Garoowe

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sh Axmed ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa Cambaareeyay Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Garoowe ee...

Axmed Madoobe oo sikulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay Garoowe

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa si kulul u Cambaareysay Qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, kaasi oo geystay...

Xaaf ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay Garoowe

Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, kaasi oo geystay Khasaaro isugu...

Dowlada Puntland oo warsaxaafadeed kasoo saartay Caabuqa Coronavirus COVID-19

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan la qaatay Guddiga Amniga iyo Guddiga Puntland u...

Ciidamada Amniga Galmudug oo loogacan galiyay gacan ku dhiigle

Senator Yuusuf Geelle Ugaas oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka hadlay wiil dhalinyaro ah oo shalay Ilaaladiisa ku dileen magaalada Dhuusamareeb. Ugaas Dhagey ayaa...

Dowlada Soomaaliya ayaa Dowlad Goboleedyada ku wareejisay qalab looga hortago Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta qalabka looga hortego Cudurka halista ee Coronavirus ku wareejisay Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur...

DFS ayaa si kumeel gaar ujoojisay Duulimaadka gudaha Soomaaliya silooga hortago Caabuqa Coronavirus COVID-19

Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in beri wixii ka dambeeya dhammaan la joojiyey duulimaadyada gudaha ee isaga kala gooshi...

Dowlada Puntland ayaa soo saartay amaro culus oo looga hortagaayo caabuqa Coronavirus COVID-19

Guddiga nabad-galyada Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa Maanta kulan yeeshay Magaalada Garoowe, iyagoona soo saaray Amaro adeg oo looga hortago faafida Cudurka Coronavirus. Qoraal...

Faahfaahin kasoo baxeysa Qaraxii Maanta CXDS lagula eegtay Janaale

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamo ka tirsan kwua Milateriga dowladda Federaalka lagula eegtay duleedka Degmada...

Qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose oo ka maqan isgaarsiinta

Wararka aan ka heleyno deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay ay ka...

MW Farmaajo iyo RW kaire oo kabeensheegay barnaamijka Deyn Cafinta

RW Kheyre ayaa isagoo aad u faraxsan sidii cunug dhar ciideed loo iibiyey intuu jaranjaro ka soo dagay so hor istaagay saxafadda la soo...

Fadeexad Airport ka Baraawe oo noqday gabi ahaan mid aan shaqeyn karin.

11 March 2020 RW JFS Mudane Hassan ALI Kaire wuxuu Xariga ka jaray Airport ka cusub ee Magalada Baraawe , Sida ay sheegtay DFS dhismaha...

RW UK ayaa ku dhacay caabuqa Coronavirus COVID-19

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa laga helay xanuunka dunida kusii faafaya ee coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha UK ayaa shaacisay...

Xafiiska QM ee Soomaaliya qof ka mid ah shaqaalaheeeda oo laga helay Caabuqa Coronavirus...

War kasoo baxay xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in caabuqa Corona laga helay Shaqaalo ka tirsan qandaraaslayaasha ganacsatada ah ee ay howlgeliso...

Madaxweyne Waare oo isugu yeeray Heyadaha amniga Heer Dowladad Goboleed Shir

Madaxweyanaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta shir guddoomiyay shir xasaasi ah oo looga hadla arrimaha amniga deegaanada maamulkaas. Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay...

Xisbiga Wadani Ee Somaliland oo ku Tilmaamay Ethiopia Airline mid cudur usida

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay qaabka ay Xukuumada Muuse Biixi ay ugu diyaar-garoobeyso ka hortaga cudurka dunida faraha ba’an ku haya...

(XOG) Soomaaliya Deen malaga cafiyay mise hada ayaa Culees lasaaray

Waxaan dhegaystay Clip kooban oo Wasiir Beyle (Finance Ministry of SFG) duubay isagoo ku dooday dhowr arimood oo aan ku habboonayn maqaamka wasiir maaliyadeed. Wasiirku,...

RW Kaire oo Been iyo Marin habaabin ku sameeyay shacabka Soomaaliyeed

Ugu horreyn, ra’isul wasaare Xasan Kheyre oo xalay la hadlay saxaafadda waxaa uu ku faanay in maamulkoodu uu gaaray guusha deyn cafinta, mid cusubna...

Al-Shabaab ayaa weerar ku qaday saldhiga Ciidamada DFS ku leedahay Baydhabo

Sarakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in degaanka daynuunaay oo qiyaastii 18 kiilo mitir ujira magaalada baydhabo ee xarunta gobolka Baay kudilay 12 xubnood...

IMF Soomaaliya waxaa suuragal ah in sadax sano kadib laga cafiyo Deenta

Soomaaliya ayaa gaartay marxaladdii koowaad ee dadaalka ay dooneyso in deynta looga cafiyo, taasi oo loo yaqaan Decision Point, oo macnaheedu yahay inay u...

Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa bandow kusoo rogay Kenya COVID-19 owgeed

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo goordhow qudbad ujeediyay shacabka Kenyaanka ah ayaa ka hadlay xaaladda Cudurka Coronavirus oo dalkaas laga helay kiisas Cusub. Madaxweyne...

Madaxweyne DDS Mudane Mustafa Cagjir ayaa ka hadlay caabuqa Coronavirus COVID-19

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar oo Manta xafiiskiisa kula hadlay saxaafada ayaa bulshada u diray fariin ku saabsan sidii Caabuqa COVID-19ka...

Dowlada Somaliland ayaa karantiishay dhamaan rakaabkii saarna Ethiopia Airline

Ila wareedyo ku sugan Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Muqdisho Online usheegay in lakarantiilay dhamaan rakaabkii saarna Ethiopia Airline iyo shaqsi taabtay Boorso ay...

Dhul Gariir oo ka dhacay Jaziirad ku taal Russia una dhaw Japan

Dhulgariir cabirkiisu lagu qiyaasay 7.8 Richter ayaa subaxnimadii saaka oo Arbaca ah ku dhuftay Jaziiradaha Kuril ee dalka Ruushka, sida laga soo xigtay Machadka...

Dowlada Somaliland oo xirtay Xuduudaheed caabuqa Coronavirus owgeed

Maamulka Somaliland ayaa Maanta markae soo saaray Go’aano hor leh oo ay ku doonayaan inay uga hortegaan faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus oo...

Magalada DFS iyo Dowlada Goboleedyada oo ka shiraya caabuqa Coronavirus

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka furay Shir u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ka jira gaar ahaan Wasaaraddaha Caafimaadka. Shirkaan oo...

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay weerarkii Fashilmay

Warsaxaafadeed dag dag ah ayeey soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran oo ay uga hadlayeen weerarkii dhicisoobay ee labadii habeen udanbeeysay  lagu qaadi rabay hoyga...

Wasiirka amniga Qaranka XFS oo beeniyay wararka sheegaya in la weerari doono Madaxweyne Shariif...

Wasiir ducaale ayaa bartiisa Facebooka kusoo qoray in ay been abuur tahay wararka sheegaya in Madaxweyne Shariif Shiekh Ahmed laweerari doono, Hadalka wasiirka uu so...

Madaxweynaha Galmudug ayaa madaxtooyada ku qaabilay Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirkii hore ee Arimaha Guddaha Soomaaliya C/Samad Macalin maxamuud oo ah...

Xildhibaanada Hirshabeelle oo ansixiyay miisaaniyada 2020

Xildhibaanada Baarlamanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku yeesheen Magaalada Jowahr ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka...

Dad Soomaali ah oo qaban cudurka COVID-19 ayaa u geeriyooday gudaha dalka Sweden

6 ka mid ah 15 ruux oo dalka Swdeden  ugu geeriyooday caabuqa Corona ayaa la sheegay in ay yihiin soomaali asal ahaan Tellefeyshinka Sweden ee...

Dowlada Soomaaliya ayaa Heyada Tawakal kala wareegtay Qalab Caafimaad

Qalab Caafimaad oo isugu jira qeyba kala duwan sida sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada...

Hon Mahad Salaad ” Farmaajo iyo Khayre taariikh madow ayay u horseedeen dalka iyo...

Dowladda Soomaaliya ayaa ka daba-tagtay, kana laabatay qaraarkii Jaamacadda Carabta ee ay horay u taageertay, kaasoo lagu cambaareynayay dowladda Itoobiya qorshaheeda ku saabsan biyo...

Ila wareedyo kusugan Hargeysa ayaa shegaya in lakarantiilay dad looga shakisan yahay COVID-19

Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa sheegaya in halkaas lagu qabay in ka badan 13 ruux oo looga shakiyay...

Ethiopia ayaa xirtay dhamaan xuduudaha dhuleed ay lawadaagto wadamada dariska la ah

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay in la xiray xuduudaha Itoobiya la wadaagto dalalka deriska la’ah gaar  ahaan...

Xildhibaanada Cusub ee KG ayaa maanta ladhaariyay

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG  u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu dhaarinayay Xildhibaanada Cusub ee Koonfur Galbeed,...

Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxeeysa xildhibaanki Puntland ee lagu dilay Gaalkacyo

Waxaa faahfaahinno dheeri ah laga helayaa dil xalay kooxo hubeysan ay u geysteen xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee dhinaca maamulka Puntland. Marxuumka...
102,283FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news

Open chat
Hello. Maxaan kaa caawinaa?
Powered by

By continuing to use the site, you agree to the use of cookies. more information

The cookie settings on this website are set to "allow cookies" to give you the best browsing experience possible. If you continue to use this website without changing your cookie settings or you click "Accept" below then you are consenting to this.

Close