26 C
Mogadishu
Monday, August 10, 2020

Taliyaha Ciidama Lugta oo Dadaalo Nabadeed kawada Gaalkacyo

Taliyaha ciidanka lugta ee xoogga dalka S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo Ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa xalay Gaalkacyo kulamo kula...

Xildhibaan Mahad Salaad oo Dowlada ku eedeeyay Weerarkii SYL Hoteel lagu qaaday

Ayada oo Xalay laweerary Madaxyooda Afaafkeeda hore ayaa hadana waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan weerarkii Xalay dhacay oo SYL Hoteel...

Kala shaki xoogan oo soo kala dhexgalay Ciidamada ilaalada Madaxtooyada iyo Ciidanka Booliska kadib...

Kadib Weerarkii Xalay ayaa waxaa bilaawday kala shaki soo kala dhex galay Ciidamada Dowlada gaar ahaan Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada iyo Ciidamada Booliska Soomalileed waxaana...

Dagaal toos ah oo kasocda gudaha Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho

Xubno katirsan Al Shabaab ayaa gudaha ugalay Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho waxaana gudaha Hoteelka kasocda Dagaal toos ah waxaana Dagaalkaa u dhexeeyaa Ilaalada...

Kolonyo katirsan Amisom oo Qarax lagula eegtay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax kadhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaalia. Qaraxaan ayaa ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaaladda Muqdisho, waxaana...

Koox hubaysan oo gudaha Magaalada Muqdisho kutoogatay Wiil dhalinyaro ahaa

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Deblay Hubaysan oo Magaalada Muqdisho kudishay Wiil Dhalinyaro ahaa Dilka ayaa waxa uu sigaar ah uga...

Xog: Farmaajo oo olole ka dhex billaabay xildhibaanada kadib markii ay diideen Kheyre iyo...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa olole ka dhex billaabay xildhibaanada baarlamanka, isaga oo isku dayaya inuu ka hortago in la ansixiyo sharciga doorashooyinka...

Xasan Daahir Aweys: “CC Shakuur wuxuu ku dhacay kufrinimo cad” + Video

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo toos bulshada ugala hadlayey bartiisa Facebook-ga ayaa ka hadlay arrin maalmahaan dambe ay isku hayeen qaar ka mid ah...

Sawirro: Ciidamada DANAB oo deegaano cusub kala wareegay AL-SHABAAB

Ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandoosta Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose,...
102,293FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news

Open chat
Hello. Maxaan kaa caawinaa?
Powered by